Animation

XOG: Ku dhawaad 11 beel oo galmudug ku mideysan ayaa soo saaray go’aan xasaasi ah oo ku saabsan doorashada iyo…..

no responses
Monday April 24, 2017 - 12:47 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

ilaa 11 beel ee ku mideysan Galmudug ayaa kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho kaasi oo looga hadlay go.anka beelaha ee Heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna,

Beelaha ayaa kulankooda waxay kasoo saareen in aysan jirin Beelo ku qilaafsan Galmudug ee la heshiisiinayo isla markana khilaafka labada dhinac uusan shaqo ku laheen,

Waxay intaasi ku dareen in 11 beel ee Galmudug ku mideysan ay yihiin kuwa dhexdooda heshiis ah isla markana raali ka yihiin xukuumad mideysan ee matali karta,

Dowlada Somaliya ayey ugu baaqeen in Wada hadalka Galmudug iyo Ahlu-suna dadajiso isla markana dhawaan la qabto doorashada madaxweynaha ‘Galmudug,