Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

XOG: Kenya oo arin kaloo layaab leh ka wadda Gobalka Gedo (Tolow maxay tahay arintaasi??)

Dowladda Kenya ayaa lagu soo waramayaa in ay Ciidamo dheeraad ah ay u soo dirtay Gobolka Gedo si ay Dagaal dhulka ah ay ugu qaadaan Al-shabaab,oyadoo sidoo kalena Xoojineysa Howlgalka dhanka Cirka ah ee ay Diyaaradaha Kenya ka wadaan Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo.

Hadalkaasi ayaa waxaa xaqiijiyay Taliyaha ciidamada Militery-ga Kenya General Samson Mwathethe.

Ciidamadaan ayaa la sheegay in ay yihiin qeybaha kala duwan ee ciidamada dalka Kenya kuwasi oo si weyn uga howlgali doona gobolka Gedo.

General Samson Mwatheth ayaa sheegay in ay u socdaan askartaasi burburinta saldhigyada ay Xarakada Al-shabab gobolka iyo degaanada ku dhow dhow ay ku leeyihiin.

15-Kii bishaan ayuu ahaa markii dagalamayaal ka tirsan ay gudaha ugu daateen saldhigii ciidamada Kenya ee AMISOM ay ku lahayen degaanka Ceel Cadde.

Related posts

TOP NEWS: Dhageyso Maamulka Ahlusunna oo Si Layaab leh uga Hadlay Ka bixitaanka Ciidamada Itoobiya ee Deegaano ka tirsan Gobolada Dalka Soomaliya…

Tifaftiraha K24

DEG DEG: Wariye caan ka ahaa Soomaaliya oo ku geeriyooday Dalka Mareykanka………….(Magaciisna???)

Tifaftiraha K24

Dhageyso: Xasuuqii ugu Darnaay oo xalay ka dhacay Dagmada Qoryoole Kadib Markii Gaari homey ah oo shacab ay la socdeen lagu dhuftay Qori Saban ah

Tifaftiraha K24