Breaking News Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

Xog iyo Xaqiiq:Kooxdii Gabalkeedu Dhacay Ee Dam-jadiid oo Bilaabay Olole Cusub Baraha Bulshaddda

Kooxda damul-jadiid oo la og yahay waxay qaranka soomaaliyeed badeen mudadii ay xukunka hayeen iyo hantidii ay Waxyaabihii ugu danbeeyay ee ay ku qoreen websaidyadooda cusub waxaa kamid ah inay eax ka sheegeen booqashadii ugu danbeysay ee RW Khayre uu ku tagay Turkiga taasoo ay og yihiin shacabka Soomasliyeed guulihii laga soo hooyay, si ay wanaagaas u daboolaan ayay sheegeen in RW Khayre booqashadiisa uu codsaday in Turkiga laga cayriyo Madaxweynihii hore Xasan Shiikh. Waana been kamid ah beentoodii ay ku marin habaabin jireen shacabka.

Ugu danbeyn DAMUL JADIID waxaan usheegi lahaa inay joojiyaan mucaaradnimada qabyaalada iyo dad kalaqaybinta ku dhisan, oo ay ka toobadkeenaan danbigii ay ka galeen qaranka iyo shacaka Soomaaliyeed.

Marnaba ma ogolaanayno in in la dumiyo Dawladeena, waxaana usheefaynaa DAMU JADIID xageena inay lamid yihiin dad qalatada AL-SHABAAB

XASAN JAAMAC DHUUNKAAL

Related posts

Dalka Itoobiya oo ka furmaayo Shir looga hadlaayo Howlgalka AMISOM .

Sakariye Sakariye

DEG DEG – Dastuuurka Maamulka Gobalada Dhexe oo maanta la ansixiyey

admin

Dhageeyso:-Madaxweyne Xasan oo Madaxtooyadda Kismaayo Kulla shirsan….

admin