Animation

XOG: Hogaamiye Kooxeed Somalia Caan ka ah oo Xilal Culus isku soo sharaxay Dowlada Cusub..[Magacyo]

no responses
Wednesday September 7, 2016 - 10:02 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Sida ay inoo xaqiijiyiin illo xog ogaal ah waxaa socda qorshe ay wadaan hogaamiye kooxeedkii Soomaaliya kuwaas oo aad ugu howlan sidii ay jakooyin muhiim ah kaga heli lahaayeen Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya.

Sida ay xogta sheegeyso xubnaha ilaa hada la xaqiijiyey iney la kulmeen Odayaasha Beelaha ay ka soo jeedaan waxaa kamid ah Muuse Suudi, Bashiir Raage,Cabdiqeybdiid, Cabdiwaal, iyo rag kale.

Lama oga waxa ay hadda kusoo damciyeen xildhibaannimada, hase ahaatee qaarkood horay baarlamaanka ama dowladihii dalka soo maray xilal waa ay uga soo qabteen.