Somali News Top News

XOG: Garoowe oo Goordhaw laga sugaayo in uu soo gaaro Masuulka ugu sareyso…

Wafdi Balaaran u hogaaminaayo Raisul wasaaraha Xukuumada Soomaliya ayaa lagu wadaa in maanta ay gaaran Magalada Garoowe ee Maamulka Puntland iyadoona halkaasi ay ku soo dhaweyn doonan madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi wali Maxamad Cali Gaas oo isna Xalay ku soo laabtay Magalada Garoowe kadib mudo uu safar uga maqnaay deeganadii ay ku dagaalamen alshabaab iyo Ciidamada Puntland ,

Imaansha Ra’isiulwasaraha Soomaaliya ee Garoowe ayaa la xariira Arrimaha doorashada Soomaaliya xili lagu jiro bilihii ugu dambeeyay ee Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya dalkuna isku diyaarinayo doorasho.

Maamulka Puntland ayaa horay u sheegay in ay ka go’antahay diidmada Nidaamka 4.5 ayna doorteen shacabka iyo dowlada Puntland in habka deegaanka wax lagu soo doorto, Balse Dowlada Federaalka iyo Xubnaha Beesha Caalamka aya isku raacay in Doorashada ay Noqoto habka Awood qeybsiga 4.5

Related posts

Madaxweyne Erdogan oo Su’aal culus hor dhigay xeer Ilaaliyaha dowlada Sacuudiga

admin

Dhageyso: Faah faahin ku dhawaad 9 askari oo ka tirsan daraawiishta puntland ayaa geeriyootay 5 kalana dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii….

Tifaftiraha K24

Shuban biyood ka dilaacay gobolka Bakool iyo caruur u geeriyootay

admin