Animation

Xog: Dowladda Soomaaliya oo wada qorshe ay Ciidamo AMISOM ah ku geyneyso Magaalada Gaalkacyo.

no responses
Saturday November 28, 2015 - 7:08 under Somali News by admin
mqdefault

ilo Wargal ah Oo ka Tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa kismaayo24 u xaqiijiysay in La Qorsheynayo in la Keeno Ciidamo ka Socda Midowga Africa Ee Amison kuwasi ka dambeysay kadib Markii Maamulada Galmudug iyo Puntland ay isku Fahmi Waayeen Sida Loo Xalinayo Dhismaha Wadada uu Dagaalka uu ka Bilaawday,

Ciidamadani ayaa la geyn doono Goobaha labada Maamul ay isku haystaan sida Garoonka Diyaaradaha ee Magalada Gaalkacyo iyo Kontorolada ku Yaala Magalada Gaalkacyo ,
Siyaasiin iyo Aqoonyahano ayaa wax laga xumaada ku tilmamay in ciidamo aminson la keeno magalada galkacyo islmarkana la kala qeybiyo shacabka Reer Gaalkacyo.

Hadii Ra iiusl wasaraha Soomaliya uu ku guuleysan Waayo Xalinta Qilaafadka labada Dhinac ayaa waxaa la qorsheynayaa in ciidamadasi la keeno maadama mamulka cabdi wali Gaas uu ka biya diidan yahay Nabada Gobolka mudug.

Wixii ku soo Kordha kale soco hadii eeba idmo