Somali News Top News

XOG CULUS: Sheekh Aadan Siiro oo kashifay Nin Cadaan ah oo Hargeysa Ku Nool oo Habeen waliba loo keeno Gabadh Reer hargeysa ah si uu Xumaan ugu Sameeyo+ Ninka Ajnabiga ah oo Fal aan Caad aheyn laga shegay

Shiikh Aaadan Siiro oo ka mid ah Mashaaiiqda ugu Caansan Hargeysa ayaa banaanka soo dhigay si Culus oo ku saabsan Nin la sheegay in uu u dhashay dalka Scotland kaasi oo habeen waliba hoteel loogu geeyo gabadh soomaliyeed oo Fal xun uu kula kaco.

Shiikh Aadan Siiro ayaa wax laga Naxo ku tilmaamay in Magaalda hargeysa ay heerkaasi mareyso oo Habeen waliba Nin gaal ah uu gabadh Soomaaliyed la Tumanayo taasi oo shareecada iyo dhaqanka soomaalida aad uga fog.

Ninkaan la sheegay in uu hargeysa joogo ayaa sido kale waxaa uu yahay Nin Saxafi aah oo u Ol oleeya dadka isku Jinsiga ah ee iska tagaya kuwaasi oo loo yaqaan Guy waxaana Ninkaaso uu dhowr jeer oo hore bartiisa twwiterk uu kusoo qoray in uu aad  u jecelyahay dadka isku jinsiga ah ee isku taga isagoona nafsad ahaantiisa sheegay in uu ka helo dadka Noocaas oo kal ah.

Hadaba Mamulka Soomaliland ayaa loogu baaqay in uu ka hortago sharta uu Ninkaasi ka wado Magalada Hargeysa .

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaa Shiikh Aadan Siiro oo ka hadlaayo Ninakasi

 

Related posts

Magaalada Bosaaso oo dagaal  lagaga dhawaaqay iyo Ciidamo ka tirsan.

admin

Daawo sida Madaxweyne Xasan Sheikh logu soo dhaweyay Magaalada Cadaado.

admin

DegDeg: Gaari Waday Dad Rakaab Oo Miino Kula Qaraxday waqooyga Gobolka Galgaduud.

admin