Maqaalo Somali News Top News

Xog Culus: Daawo Jubbaland iyo Midowga Africa oo ka wada hadlay qorsho ku Saabsan Alshabaab waa maxay Akhri…

Kulamadan oo ay lahaayeen madaxda Jubbaland, saraakiisha ciidanka Jubbaland iyo kuwa dowladda Soomaaliya, saraakiisha AMISOM, gaar ahaan kuwa k socda Itoobiya iyo Kenya ayaa waxaa shalay kusoo biiray wakiillada Midowga Afrika iyo Midowga Yurub ee arrimaha Soomaaliya.

Kulamadaan oo looga tashaday sidii la isaga kaashan lahaa hawl-gallada dhanka ka ah Al-shabaab, ayaa markii ay soo dhamadeen, waxaa si wadajir ah warbaahinta uga warbixiyay waxyaabihii kulmmadan looga hadlay, madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam iyo wakiilka Midowga Afrika ee Somalia Francisco Madeira.

Ugu dambeyn, Madaxweynaha Jubbaland ayaa xusay in muhiimada kulankoodan ay ahayd in hawl-gallada la billaabo, isla markaana wadajir la isaga kaashado dagaalanka ka dhanka ah Al-shabaab iyo xoreynta deegaannada ay Al-shabaab ka maamulaan Jubbaland.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka

Related posts

War Deg Deg Ah : Madaxweynaha Galmudug oo goordhaw Kalsoonida lagala noqday (Daawo Sawirro)

admin

Hargeysa:- Imaaraadka oo Diyaarado gargaar sida ku Tageeray Soomaaliland.

Ahmed sudani

Maxaadan Ogeyn oo ka soo Baxay Kulan Xasaasi ah oo Maanta ka dhacay Garoonka Magaalada Galkacyo ???+Sawirro

Tifaftiraha K24