Somali News

Xisbiyadda Mucaaradka Somaliland Heshiis Gaarey

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulankii labaad la yeeshay hogaanka xisbiyadda mucaaradka.

Kulankaan ayaa looga hadlay qodobadii ay kala saxiixdeen ee ku saabsanaa doorashooyinka degaanka iyo baarlamaanka.

Madaxtooyadda Somaliland ayaa shaacisay in leysla qaatay in xukuumadda talada haysa la siiyo 15-casho oo ay doorashooyinka ku qabaneyso.

Doorashooyinka degaanka iyo baarlamaanka Somaliland ayaa lix jeer baaqday lixdii sano ee lasoo dhaafay, waxaana walwal ka muujiyey caalamka.

Related posts

Dhageyso: Waxgaradka Gaalkacyo oo Aqbalay Ka Qeyb galka Shirka dib u heshiisiinta Galmudug.

admin

Daawo Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Gedo Oo Kormeeray Cisbitaalada Baardheere

admin

Natiijada Kulanki ugu dambeeyay ee Galabta Koob ciyaareedka gobolada Puntland

admin