Animation

Xisbiga Tayo ayaa xaflad looga hadlayo xaalada guud ee Dalka ku qabandoono Sabtida soo socoto Magaalada Rotterdam

no responses
Monday November 2, 2015 - 2:01 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Xisbiga Tayo faraciisa Holland wax aya ku wargalinayaan taageerayaasha Xisbiga in xaflad lagu qaban doono Wadanka Hollnad gaar ahaan Magaalada Rotterdam,  Kulankaa oo looga hadli doono xaaladda guud uu wadankeena, Sidoo kale in la iska wareysto xisbiga waxa u qabsoomay bilihi lasoo dhaafay.

Maalintaa waxaa goobta imaan doona  madaxda Xisbiga iyo waliba aqoonyahano kaloo lagu casuumay hadaba ka soo qeybgalkaagu waa muhiim.

Halka ay ka dhaceysi oyo Adreeskuna waakan hoos ku qoran

 

Adress waa tidemanstraat 80
3022 SM Rotterdam

tayo 1

 

 

Facebook Comments