Xildhibaano ku xumeynaya culimadii diiday showgii kiin jaamac oo xalay hotel ku casuumay fannaanadda kiin jaamac

0

Xildhibaano badan oo u muuqda kuwa ku xumeynaya culimada muqdisho ee ku baaqay in la joojiyo bandhig faneedkii fannaanadda kiin jaamac ayaa xalay hotelka Beach view uga wacday fannaanadda si ay ugu heysto oo ay u maaweeliso.

Xildhibaano ku dhaw soddameyo oo ay ugu cad cad yihiin xildhibaan fiqi iyo xildhibaano kale ayaa waxa ay ka qeyb galeen showga gaaban ee Kiin jaamac ugu tala gashay xildhibaanada baarlamaanka waxaana xildhibaanada ay sheegeen in ay la dhaceen codka halaasiga ah ee kiij jaamac iyagoo taa beddelkeeda sheegay in kiin jaamac ay isa soo asturtay wixii laga sheegaayayna aysan waxba ka jirin.

Xildhibaanada ku xumeys miyey u balan sadeen kiin jaamac si culimada ay ugu raddiyaan go’aankoodii aanan dhaqan galin ee kiin jaamac ay ku soo rogeen?