Somali News

Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Kulan Uga Socda Muqdisho

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa haatan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho uga socda Kulanki 2aad ee Kalfadhiga lixaad ee Baarlamaanka.

Kulanka ayaa waxaa Shir Guddoomiyaha ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibrahim Muudey iyo Guddomiye ku Xigeenka 2aad ee Golaha Mudane Mahad Cabdallada Cawad,waxaana uu kooramka ku furmay 143 Mudane.

Ugu Horreyntii Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Cod u Qaaday Xubinimada Guddiga Madax banaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane (Aadan Cabdinaasir Maxamed),waxaana u Codeysey 143 Xildhiban, majirin Xildhibaan diiday ama ka aamusay.

Ajendayaasha  kulanka Maanta ayaa kala ah

U Codeyn Ansixintanta Xubin Magacaaban Guddiga Madax Banaan Doorashoyinka Qaranka

Akhrinta 2aad Hindise Sharciyeedka Dakhliga

Qeybinta Axdiga Ilaalinta Hanti-dhaqameedka Xilliyada Colada

Related posts

Dagaal ka dhacay Agagaarka Degmada Waaciye ee Gobolka Karkaar.

admin

Daawo: Musharixiintii Maanta Xarunta baarlamaanka Isaga soo baxay oo ku dhagan Senator Fartaag iyo Xaalada oo Meel xun mareysa

Tifaftiraha K24

TOP Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo Gaaray

Tifaftiraha K24