Somali News

Xildhibaanada Golaha Shacaba oo maanta Labo Ajande kaga hadlaya fadhigooda

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa maanta looga hadlayaa Allaha u naxariistee Abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub.

Ajendaha loo diray Golaha shacabka ee kulanka Maanta ayaa ah aqrinta 3aad ee Maamulka Maaliyadda dalka iyo Xildhibaannada ka hadlaan geerida Abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub.

Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar jecel oo ka mid ah Golaha shacabka Soomaaliya ayaa sheegay kulanka maanta ay ku darayaan geerida  Allaha u naxariistee Abwaan Singub.

Kulankii Sabtigii ayaa u baaqday Kooram la’aan halka kulankii Isniintiina aqrinta 1aad mariyeen Hindise sharciyeedka iibka Qaranka.

Related posts

Ciidamada Xooga Dalka Somaliya oo kala wareegay deegaano hor leh kooxda Khawaarijta Al-Shabaab.

admin

Ex Wasiir Hore Mudane Juxo oo taageeray khudbadii uujeediyey Madaxweynaha Maamulka.

admin

Daawo: Dukaanka A.a,land oo dhawaan laga furay magaalada Antwerpen ee dalka Belgium

Tifaftiraha K24