Somali News

Xildhibaanada G/Shacabka Oo Kulan Ku Leh Muqdisho

Xubnaha BFS ayaa maanta lagu wadaa in kulan ka mid ah Kalfadhiga shanaad ay ku yeeshaan xaruntooda magaalada Muqdisho.

Kulankan waxa uu qorshuhu yahay in warbixin looga dhageysto guddiga madaxa banaan ee xuduudaha dalka.

Sidoo kale Xildhibanada Golaha Shacabka ayaa kol hore su’aalo weydiiyay guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka, kuwaas oo la xariira hanaanka doorashooyinka la filayo in la qabto sanada 2021-ka.

Maalmihii aynu soo dhaafnay guddiga jootada ee Golaha Shacabka ayaa kulamo kala duwan la lahaa xubno ka socday Baarlamaanka Puntland oo ku sugnaa M/Muqdisho.

Related posts

SaWIRRO: Wasiirka Difaaca Oo kormeer ku tagey goobo ay dagan yihiin dadkii ka barakacay Dagaalkii Guriceel.

admin

Daawo Siyaasiyin iyo Maamulka Dagmada Balad Xaawo oo arin muhim ah kala hadlay Shacabka Balad Xaawo.

admin

Dhagayso:- Suldaan Axmed Garbacune " Shirkii Cadaado Wuu Bur Buray Dowladana iyadaa Sabab u ah "

admin