Somali News Top News

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Cod Aqlabiyad leh ku ansaxiyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2019ka

Xildhibaanada baarlamaanka Federaalka ayaa cod aqlabiyad leh waxa ay ku ansaxiyeen miisaaniyadda dowladda ee 2019ka.

174 xildhibaan oo kulan maanta soo xaadirtay ayaa gabi ahaanba waxa ay ansaxiyeen miisaaniyadda 2019ka mana jirin xildhibaan diiday amaba ka aamusay Ansaxinta miisaaniyadda ay soo gudbisay wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Federaalka.

Tani waa dhoolatus weyn oo xukuumadda Nabad iyo Nolol ay ka sameyso baarlamaanka maadama miisaaniyaddii 2019ka loo waayay hal xildhibaan oo ka horyimaada amaba ka aamusa.

Related posts

Daawo : Kooxda Qeylo Dhaan oo Hees Qiiro leh ka sameeyey Xasuuqa ay Kenya ka geysatay Gobolka Gedo.

admin

DEG DEG: Ra’isul wasaare kheyre oo Hadda gaaray Magaalada Baydhabo Maxayse tahay Ujeedka Socdaalkiisa?

admin

VIDEO: Dhalinyarada Kismaayo oo Weerarkii ugu cuslaay ku qaaday Axmad Madoobe Maxay ku tilmaameen?

admin