Xildhibaan Shariif Cabdalla iyo Xildhibaan C/casiis lafta gareen oo Tanasulay iyo wareegga labaad oo bilowday

0

Musharaxiinta wareega koowaad galay kaalmaha 3aad iyo 4aad ayaa ka tanaasulay tartankii wareega labaad, iyagoo fududeeyay, waqtigana eegay, si aanu tartanka u dheeraan.

Musharax Xildhibaan cabdi casiis lafta garen iyo Musharax Xildhibaan shariif Cabdalla oo ka tanasulay wareegga labaad ee doorashada waxaana hadda ciyaarta adag isugu soo haray musharax mursal shiikh c/raxmaan iyo musharax Ibraahim Isaaq yaroow.

Wareegga labaad ayaana hadda bilowday codeynta ayaana socotay waxaana wareegii koowaad codadkii la tiriyay ku horeeyay musharax mursal shiikh.