Xildhibaan Fiqi oo Sikulul u weeraray Culumada iyo Siyaasiyiinta.

0

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si kulul u weeraray hab dhaqanka siyaasiyiinta iyo Culimada warbaahinta ka difaaca dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo, isagoo ku tilmaamay inay yihiin dad shidaal lagu soo shubo.

Marka fatwada culimadu ay kiro noqoto, siyaasi horey u fashilmayna uu u istaago difaacidda mid kale oo wadadiisii haaya, qaaqle shidaal lagu soo shubo, ogaada daaha gadaashiis waxaa ku jira hogaamiye fashilmay oo aan dayactir lahayn”ayuu yiri Axmed Macalin Fiqi.

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo soo dhigiisa uu kuleeyahey farta facebooga ayaa yiri sida tan: