Animation

Xildhibaan Abtidoon Iyo Abaanduule Dhaga-badan oo kamid noqday dadka ku geeriyooday weerarkii hotel Saxafi

no responses
Sunday November 1, 2015 - 5:37 under Somali News by admin
mqdefault

Cabdi kariim Yusuf dhagabadan abaanduulihii hore ee ciidanka xooga Dalka Iyo xildhibaan abtidoon Ayaa la xaqiijiyey ineey ku geriyoodeen weerarka hotel saxafi saaka lagu qaaday.

masuuliyiintan Ayaa ku dhintay weerarka sidoo kale waxaa jira Masuuliyiin kale oo aan wali lashaacin magacyadooda

kismaayo24 Ayaa si dhaw ulasota weerarka lagu qaaday hotel saxafi kala soco Wixii soo Kordha insha Allah