Somali News

Xasan sheekh oo Caawa Ku Hoyanaya Boosaaso iyo Ciidamo AMISOM ah oo kasoo Racay Xamar

Madaxweynaha Dowladda Faderaalka somalia Xasan sheekh Maxamuud ayaa ku hoyanaya Caawa Magaalo Ganaciga Puntland ee Boosaaso isaga iyo wafdi u Hogaaminayo.

Madaxweynaha ayaa sido kale Maanta waxaa diyaarada la saarna Ciidamo AMISOM AH kuwaas oo sugaya amaanka Madaxweynaha oo ay la socdaan wafdi Wasiiro ah.

Malainta Berito ah oo Jimco ah waxaa uu Madaxweynaha Xariga Kajari doona Garoonka Caalamiga ah ee Boosaaso,kaas oo Furitaankiisa Marti Farabadan ka qayb galayso.

Beri Wariye Maxamed Laki Man ayaa codad iyo Waraysiyo kala duwan insha allah idin soo Gudbinaya saxiibayaal

Related posts

SAWIRRO: Maxaadan Ogeyn oo ka soo baxay Kulan Xasaasi ah oo Dhexmaray Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Wafdi Ka socda Jarmalka

Tifaftiraha K24

Faah-faahin Qarax Muqdisho ka Dhacay oo Ajnabi Lagu weeraray

admin

Maxaad kala soctaa 4‐ta arrin oo ay DF xooga saari doonto oo sanadka cusub ee 2018?

admin