Animation

Xasaasi: Sargaal ka Tirsan Ciidanka Puntland oo Lagu Dilay Bartamaha Magaalada Garoowe

no responses
Sunday September 25, 2016 - 12:38 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Sida ay Sheegayan Wararka aynu ka heleyno Magaalada Garowe ayaa sheegaya in Sargaal ka tirsan Ciidamada Badda Maamulka Puntland lagu Toogtay Bartamaha Magaalada.

Sargaalka ayaa la sheegay in uu ku dhintay Rasaas ay ku Fureen Ciidamo ka Tirsan Maamulka Puntland.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidanka aysan ku tala gal aysan u dilin Sargaalkaan balse Rasaas ay ku fakatay.

Askartii Dilka geysatay ayaa la sheegay in la Xiray,waxaana socota Baaritaan ay lagu baarayo sargaalka ka tirsanaa Ciidamada Badda Puntland ee maanta Garowe lagu dilay.

Maamulka Garoowe weli kama uusan Hadlin Dilka Maanta loo geystay Sargaal ka tirsan Ciidanka Badda Maamulka Puntland