Animation

XASAASI” RW SHarmaarke Oo Qardho Ku Sii Jeeda, ISagoona……………………………..(Tolow Muxuu Ka Doonayaa???)

no responses
Wednesday September 21, 2016 - 6:24 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa maanta ku wajahan magaalada Qardho ee gobolka Bari sida ay sheegeen maamulka degmada Qardho.

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu kulamo kala duwan la qaato waxgaradka kunool degmada Qardho ee gobolka  Bari, waxaana ay ka wada hadli doonaan arimo badan oo ay ka mid yihiin doorashooyinka lagu wado in ay Soomaaliya ka dhacaan Sanadkaan.

Safarka Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya uu ku tagaayo Magaalada Qardho  ayaa lagu sheegay ujeedkiisa ugu weyn in  tahay sidii Waxgaradka uu ugala hadli lahaa arimo ay ka mid yihiin Doorashooyinka sanadkan la filayo in ay Dalka ka dhacaan.