Animation

XASAASI: Qaramada Midoobe oo Kashiftay in Mareykanka uu ku Fashilmay Duqeyntii Daacish ee Somalia

no responses
Thursday November 9, 2017 - 7:50 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Daacishta ku sugan Soomaaliya in ay ka barbar dagaalamaan Ajaaniib dhowr ah, oo aysan shaacin dalalka ay ka soo jeedaan.

Warbixin ka soo baxday Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in duqeyntii Mareynkanku uu ka fuliyay Puntland uu ku ku guul dareystay in uu ku dilo Sheekh Cabduqadir Muumin oo ah madaxa ugu sareeya  kooxda Daacish faraceeda Soomaaliya, sida warbixinta lagu yiri.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Balse diyaarada Mareynku ay duqeyntaasi ku dileen ku dhawaad 20 ka tirsanaa dagaalyahannada Daacish.

Sidookale warbixinta ayaa lagu sheegay in kooxda Daacish ay ka mid yihiin dagaalyanahanno ka soo jeeda dalka Yemen, kuwaas oo fadhigooda yahay Buuralayda Gobolka Bari ee Puntland.

Dhawaan ayey ahayd markii Mareykanku duqeymo cirka aha oo ka fuliyay Soomaaliya, gaar ahaan Puntland oo uu sheegay in

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.