Animation

XASAASI: Mucaaridka Somaliland Oo Ku Dhegan Madaxweyne Siilaanyo, Iyagoona…………………..

no responses
Sunday September 11, 2016 - 4:45 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Qaar ka mid ah Xisbiyada Mucaaradka ee Somaliland ayaa ka hadlay go’aanka Madaxweynaha Somaliland uu ku kala qaaday doorashooyinka Wakiilada iyo Madaxtooyada Somaliland.

Waxa ay sidoo kale ka hadlay qaabka ay u socoto cod bixinta Somaliland ee deegaanada Somaliland ka socoto, iyo qaabka ay gudiyada doorashada u shaqeynayaan.

Qaar ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka ee Somaliland ayaa eedeyn u jeediyay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo.