Animation

Xasaasi: Maxaadan Ogeyn oo Saakay laga Soo Sheegaya Goblka Gedo?? ar ayaan idin kaga heynaa

no responses
Friday October 28, 2016 - 10:35 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Faah Faahin Dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayan Dagaal Culus oo Habeenkii Xalay ka dhacay Duleedka Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Dagaalka oo ka dhacay Deegaan lagu Magacaabo Juungal oo Duleedka ka xiga Baardheere ayaa waxa uu dhexmaray Ciidanka Kenya iyo Dagaalyahanada Alshabaab.

Dagaalka oo Mudo socday ayaa la sheegay in ay ka qeyb qaateen Diyaarado Dagaal oo Kenya ay leedahay Iyadoona la Maqlaayay Gantaalo ay Diyaaradaha Ridayeen.

Kenya iyo Shabaab weli kama aysan Hadln Dagaaalka Xalay ak dhacay Duleedka Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Lama oga Qasaaraha ka dhashay Dagaalka ee soo gaaray Dhnacyadii Dagaalamay iyo weliba Dadka Deegaanka .

Xaaladda Deegaanka Jungal ee Duleedka Magaalada Baardheere ayaa Maanta Dagan Balse Dadka ayaa waxa ay aad u hadal haayaan Dagaalkii Xalay ak dhacay Magaalada.