Somali News

XASAASI: Maxaadan Ogeyn Oo Magaladda Muqdisho Laga Fuliyey??/ (War Ayaan Idinkaga Wadnaa)

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Xalay Xaafado ka mid ah Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir ka sameeyay Howlgallo Amniga lagu Xaqiijinayo waxaana Ciidamadu ay Howlgalka ku soo qab qabteen tiro Dhalinyaro ah oo lala Xariirinayo Xarakada Al-shabaab.

Dadka ay Ciidanku Howlgalka ku qabteen ayaa u badnaa Dhalinyaro,iyadoo sidoo kale la weydiinayay Su’aalo ah in ay qaateen Kaarka Aqoonsiga ee Dowladda Hoose ee Xamar ay bixiso.

Hay’adaha Amniga weli wax Tafaasiil ah kama bixin Howlgalada Ciidanka Ammaanka Soomaaliya ay Xalay ka Fuliyeen Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir

Related posts

Dhageeyso:-Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo Beeniyay in rasas Lagga Maqlay Garoowe

admin

MACLUUMAAD CUSUB : Sidee ku dhacay Weerarkii lagu dhamaaday ee Zoobe ka dhacay Yaase ka Dambeeyay?

admin

Xaggee ku danbeeyey heshiisyadii Qaybsiga khayraadka Dalka Somaliya?

Tifaftiraha K24