Animation

XASAASI: Maxaadan Ogeyn Oo Hadda Ka Soo Kordhey Qarax Shalay Duleedka Kismaayo ka dhacay???

no responses
Thursday September 15, 2016 - 5:03 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

3 qof oo shacab ah ayaa  la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ka dib markii ay  Miino kula qaraxday baabuur ay wateen oo maraayay duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Goobjoogaal ku sugan goobta ay Miinadu gaariga kula qaraxday ayaa soo tabiyay in gaariga nuuciiso uu ahaa Mini Bus , waxaana la sheegay in uu khudaar u waday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Gobolka .

Dadka Geeriyooday ayaa isugu jira darawalkii gaariga iyo labo qof oo shacab ah.

Wali maamulka Jubbaland Faahfaahin kama bixin miinada Maanta Gaariga kula Qaraxday duleedka magaalada Kismaayo.