Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

XASAASI: Mareykanka Arin Muhiim Ah Ka Caawinaya SOomaaliya (TOlow Maxay Tahay???)

Xoghayaha arrimaha dibada dalka Mareykanka John Kerry oo ku sugnaa Magaalada Nairobi ee Caasimada Kenya ayaa sheegay in ay amaanka doorashada Soomaaliya ay ka qeyb qaadan doonan.

Kerry ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay door weyn ka ciyaarto siyaasada dalka Soomaaliya si soomaliya ay Cagaheeda iskugu taagto.

“Dowladda Mareykanka waxa ka Go’an in ay markasta Garab istaagto Soomaaliya si Soomaaliya ay u sii wado Hormarka ku aadan dib u soo kabashada ay sameyneyso”ayuu yiri Kerry.

Dhanka kale Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka John Kerry,waxaana ay ka wada hadleen Arrimo dhowr ah oo Amniga uu ugu horeeyo.

Related posts

 Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo Dhuusamareeb Ku Wajahan

gurey

Qalabkii loogu talo galay maamulka hawada soomalia oo dowladda federaalka si rasmi ah ula soo wareegtay+Sawirro

Tifaftiraha K24

DEGDEG: Al-Shabaab oo la wareegay xerada ciidanka 12-aad ee Laanta-Buuro

admin