Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

XASAASI: Kadib Tagitaankiisii Galkacyo Madaxweyne Gaas Yuu Halkaasi Kula Kulmey???

Madaxweynaha dawladda Puntlland Dr Abdiweli Maxamed Ali Gaas ayaa gurigiisa ku booqday Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo kamid ah Isimada ugu caansan ee Soomaaliya, gaar ahaana Puntland, waxaana kulankan badankiisa xooga lagu saaray Is wareysi guud oo la xariira xaajooyinka dalka iyo Salaan gaar ah oo uu Madaxweynuhu soo salaamay Islaan Bashiir Islaan Cabdille.

Madaxweynaha ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in ay markale is arkaan Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo ah mid kamid ah Tiirarka ay ku taagan tahay Puntland.

Madaxweyne Gaas ayaa hadda ku sii jeeda magaalada Gaalkacyo, isagoo la kulmay bulshada magaalooyinka Burtinle & Xarfo oo kala ah gobalada Nugaal iyo Mudug, waxa ayna isla soo qaadeen dhinacyada amaanka iyo horumarka guud.

Gaalkacyo ayaa lafilayaa in wax badan laga qabto, gaar ahaana arrimaha amniga oo ay dadku aad uga walaacsan yihiin, maadaama la dilay in ka badan 7 qof oo bulshada door muhiim ah uga jiray, kuwaas oo aan ilaa hadda cidna loo heynin dilkooda.

Related posts

Madaxweyne Farmaajo Kaga dayo Erdogan sida uu ula dagaalamo musuq maasuqa iyo habka uu xilalka u magacaabo

Tifaftiraha K24

Dhagayso:- Gudoomiyaha Gobalka Jubbada Hoose C/rashiid Gooni oo Waraysi Gaar ah siyeey Kismaayo24+ Xalada Gobalada Jubbooyinka

admin

Sawirro: Ilaa 5 musharax oo si rasmi ah loo guddoonsiiyay shahaadooyinkooda doorashada guddoonka baarlamaanka

admin