Animation

Xasaasi: Guddoomiyaha G.Banaadir oo ku dhawaaqay Go’aan qatar ku ah Shirkada Ceymiska ee Takaaful

no responses
Wednesday November 30, 2016 - 3:38 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Iyadoo Maalintii shalay ay shaqo joojin sameeyeen Gaadiid-leyda Gobolka Banaadir kadib Cabasho nay ka muujiyeen Shirkada Ceymiska ee Takaaful ayaa waxaa Arintaasi ka hadlay Maamulka Gobolka Banaadir.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho shiikh Yuusuf Jimcaale ayaa xalay ku dhawaaqay in la Hakiyay Howlihii ay heysay Shirkadda Caymiska Takaaful ee Gaadiidka Kadib Markii ay Maalintii shalay Banaanbaxyo shaqo joojin ah Sameeyeen Gaadiid-leyda Gobolka Banaadir.

Af-hayeenka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar xalane ayaa shaaciyay Warkaan Maamulka Gobolka banaadir uu ku hakiyay Howlihii ay heysay Shirkada Ganacsiga ee sheegata in Gaadiidka ay Ceymis u Sameyneyso taasi oo lagu Magacaabo ” Takaaful”.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.