Animation

Xasaasi Dhageyso: Wasiiro Ka tirsan Galmudug oo Afka Furtay si Kulul uga Hadlay Dagaalka Galabta ka dhacay Galkacyo oo Rajo beel ku Riday Heshiiska Labada Madaxweyne+Sawirro

no responses
Wednesday November 2, 2016 - 8:55 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Iyadoo Galabta Magaalada Galkacyo uu ka dhacay Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa dagaalkaasi ka hadlay maamulka Galmudug.

Wasiiro ka tirsan Maamulka Galmudug oo Shir jaraa’id qabtay ayaa waxa ay ka hadleen Heshiiskii dhexmaray Labada madaxweyne iyo weliba Dagaalka galabta dhacay .

wasiirada Waxay sheegen in Dagaalka ay soo qaadeen Ciidamada Puntland ayna jiraan Masuuliyiin ka tirsan Puntland oo diidan Heshiiska dhexmaray Labada Madaxweyne.

Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheeraadka Bada Galmudug oo kamid ah Gudiga Galmudug u Xilsaartay ayaa ka Hadlay Shir Jaraa.id oo Gaalkacyo lagu Qabtay.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Shirka Jaraa’id

 

1-640x360 2-640x360 3-640x360