Animation

Xasaasi: Dhageyso Maxaadan Ogeyn oo Muhiimadeeda leh oo Maamulka Jubbaland uu ku Dhawaaqay???? War ayaan idin kaga heynaa

no responses
Sunday October 30, 2016 - 1:08 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Masuuliyinta Maamulka Jubbaland ayaa ku Dhawaaqay Duulaan ka dhan ah Deegaanada ay Alshabaab ka maamulaan Gobolka Gedo.

Wasiiru dowladaha wasaarada Amniga  maamulka Jubbaland Maxamed cabdi Kaliil oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay u diyaar garoobeen sidii Al-Shabaab looga saari lahaa gobolka Gedo  oo ay gacanta ku hayaan Shabaab deegaano ka mid ah.

Wasiir Kaliil ayaa sidoo kale xusay in Ciidamada Jubbaland ay Alshabaab ka saari doonan deegaanada ay Gobolka kaga suganyihin.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka