Animation

Xasaasi Dhageyso: M/ Weyne ku Xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo Baaq Xasaasi ah u diray C/Wali Gaas iyo C/Kariim Guulled

no responses
Wednesday October 26, 2016 - 1:41 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweyne ku Xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay Dagaalada kusoo laab laabtay Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Maxamuud Sayid Aadan ayaa ku baaqay in Dhinacyada ay dirita u dhaxeyso ay Wada hadal ku dhameeyan Colaada.

“Waa Nasiib Daro in Maanta ay Dagaalameen Maamulada Galmudug iyo Puntland oo Xigto iyo Walaaltinimo soo Jireen ah ay ka dhaxeyso Ma aheyn in Dagaal sokeeye Xiligaan aad u laabatan” ayuu yiri Maxamuud Sayid Aadan.

Sidoo kale Madaxweyne ku Xigeenka Jubbaland ayaa baaq u diray Madaxeynayaasha Labada Maamul in ay joojiyaan Colaada wuxuuna Nasiib daro ku Tilmaamay in Masuuliyiinta Labada Maamul oo jooga in Dirir ay Galkacyo ka dhacdo.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka