Animation

Xasaasi Dhageyso: Hadalka Madaxweynaha Puntland uu ka Jeediyay Shirka Nabadeynta ee Ka socda Magaalada Galkacyo

no responses
Saturday November 12, 2016 - 12:49 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha Puntland ayaa Ugu Horeyn shirka Nabadeynta Galkacyo Furay wuxuuna ka jeediyay Khudbad Xasaasi ah oo uu kaga Hadlaayo Xaalada Galkacyo.

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in xalka Gaalkacyo uu ku jiro in loo daayo dadka Dhaqanka ee degan magaalada, taasna lagu heli  karo nabad toos ah oo taabagasha.

Madaxweyne Gaas wuxuu sheegay in ay Puntland ku saxsaneyd go’aankii Is difaacida ee Gaalkacyo oo ay tahay waajib saaran qof kasta oo lasoo weeraro

Halkaan Hoose ka Dhageyso Khudbadaha Madaxweyne Gaas: