Animation

Xasaasi Dhageyso: Guddoomiye ku Xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Galmudug oo Shaaca ka qaaday in Mooshinkii laga Keenay Cal Gacal Casir uu ahaa Mid……..

no responses
Saturday October 29, 2016 - 11:56 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa Dhawaan waxa ay Mooshin Xil ka qaadis ah waxa ay ka keenen Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir Xildhibaanadaas waxa ay gaarayan ilaa 33 Xildhibaan waxa ayna sheegeen in Baarlamaanka loo Gudbiyay Moshinkaas .

Habada Jiritaanka Moshinkaasi waxaa ka hadlay Guddoomiye Kuxigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Galmudug Maxamed Axmed Maalin ayaa sheegay in uusan jirin Mooshin lagu keenay Sifo Sharci ah oo ka yaalla Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir.

Guddoomiye ku Xigeenka 2-aad ayaa sidoo kale sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ay Fasax galeen Sababtoo ah Galmudug waxaa kusoo Foodleh Doorashooyinka Xildhibaanada.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka