Animation

Xasaasi Dhageyso: Galmudug oo Mareykanka ka Dalbatay in uu Bixiyo Magdhawga Ciidankii uu duqeynta ku dilay iyo in uu…..

one response
Sunday November 13, 2016 - 3:55 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wasiirka amniga maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed) ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay maanta Magaalada Gaalkacyo wuxuu kaga hadlay Duqeyntii Maraykanka ay qirteen  o ay sheegeen in ay dileen Ciidamo galmudug ah.

Wasiirka ayaa sheegay in ka Galmudug ahaan ay soo dhoweynayaan qirashada Maraykanka uu qirtay islamarkaana ciidamadii Galmudug ee uu laayay ay ka doonayaan magtooda.

“Waan ku faraxsannahay in Maraykanka ay dib uga laabatay hadalkii ay ku andacoonaysay ee ahaa inaysan dilin ciidamo ka tirsan Galmudug waana soo dhoweynaynaa inay qirtaan in ciidankii ay dileen ay ahaayeen Galmudug” ayuu yiri wasiirka amniga Galmudug.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Shirka Jaraa’id

 

1-3-640x3602-5-640x3603-5-640x3604-2-640x3605-16-1-640x3607-1-640x360

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

One thought on “Xasaasi Dhageyso: Galmudug oo Mareykanka ka Dalbatay in uu Bixiyo Magdhawga Ciidankii uu duqeynta ku dilay iyo in uu…..

Comments are closed.