Animation

Xasaasi: Dhageyso C/Wali Gaas oo Afka Furtay” Galkacyo Dowlada Federaalka ayaa Duulaan ku ah Galmudug kuma ahan Waxaana u sheegeynaa in…”

no responses
Monday October 24, 2016 - 2:39 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi Wali Maxamad Cali Gaas oo Maanta gaaray Magaalada Boosaaso kadib Safar uu mudo ugu maqnaay wadamada Dibada ayuu marka uu soo gaaray Boosaaso waxa uu ka hadlay Dagaalka ka socda Magaalda Galkacyo.

C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in dagaalka Gaalkacyo aysan wadin Maamulada Puntland iyo Galmudug,balse ay wado Dowladda Federaalka Soomaaliya si ay dib ugu dhacdo Doorashada la filayo in ay Dalka ka dhacdo Bishaan November ee Soo socota.

Madaxweyne Gaas ayaa ku sheegay sababta Galkacyo ay dagaalada uga socdaan in ay tahay in la baajiyo Doorashooyinka Dalka ka dhacaayo Isagoona dowlada uga digay in ay si Huriso Colaada Galakcyo.

Halkaan Hoose ka Dhageyso C/wali Gaas