Animation

Xasaasi Dhageyso: Cumar C/Rashiid oo qiray in ay Jiraan Arin Qatar weyn ku ah Doorashada Soomaliya

no responses
Tuesday November 22, 2016 - 10:31 under Top News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Raisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaliya Cumar C/Rashiid ayaa ka Hadlay Musuq maasuqa Baahsan ee ka dhexjira Dooarshada Soomaliya.

Cumar C/Rashiid ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in Musuq uu hareeyay Doorashada Labada Aqal ee ka dhacaya Maamul Goboleedyada Federaalka qeybta ka ah.

Raisul Wasaare Sharmaarke ayaa Xusay in Madaxda Dowlada aysan qeyb ka aheyn Musuqa ka jira doorashada Isagoona ka bari yeelay Madaxda in wax lug ah ay ku leeyihiin musuq maasuqa.

Qaramada Midoobay ayaa dhawaan waxa ay shegtay in Doorashada Soomaliya ay Hareeyeen Musuq maasuq iyo Caga jugleyn lagu haayo Musharixiinta qaar iyo Ergada Doorashada.