Animation

Xasaasi: Alshabaab oo Dagaal Culus ku qaaday Ciidamo Itoobiyaan ah oo Maxaas kabax Kuwaasi oo kusii Jeeda……

no responses
Tuesday October 25, 2016 - 7:02 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Warar dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan dagaal Culus oo u dhaxeeya Alshabaab iyo Ciidanka Itoobiya oo ka dhacay Gobolka Galgaduud.

Dagaalka ayaa la sheegay in uu ka dhacay inta u dhaxeysa Wabxo iyo Ceelbuur oo ka wada tirsan Gobolka Galgaduud.

Ciidanka Itoobiyaanka ayaa la sheegay in ay kusii Jeedeen Gobolka Galgaduud iyagoona kasoo baxay Dagmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Al-shabaab ayaa illaa saddex Jeer Jidka u galay Ciidamada Itoobiyaanka ah,mana Cada illaa hadda Khasaaraha ka dhashay Dagaalka.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidanka Itoobiya ay dileen Mid kamid ah Ciidamada Dowlada Federaalka oo iyaga la socday Maadama ay sheegen in ay ka shakiyeen Waxaana Sidaasi warbaahinta u sheegay Guddoomiyaha Dagmada Ceelbuur ee Gobolka Galagduud.

Ciidanka Itoobiya ayaa ku Jahwareeray Weeraro Isdaba joog ah oo Alshabaab ay Seddex jeer kusoo qaadeen Ciidanka Itoobiya.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.