Animation

Xasaasi: Akhriso Magacyada Guddi ka Kooban 25 Xubnood oo Raisul Wasaaraha uu u Magacaabay in ay…..

no responses
Saturday September 24, 2016 - 7:47 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka ee doorashada 2016.

Guddigan ayaa ka kooban 25-Xubnood , waxaana loogu tala galay in ay xaliyaan khilaafaadka ka dhasha doorashooyinka dhawaan lafilayo in ay dalka ka dhacaan.

114-1111-1112113