Animation

Xasaai Dhageyso: Maamulka Puntland oo Walaac ka Muujisay Hadal Dhawaan uu Jeediyay General Cabdi Qeybdiid

no responses
Tuesday October 4, 2016 - 5:21 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Maamulka Galmudug ayaa Eedey kulul u jeedisay Madaxweynihii Hore ee Galmudug  General Cabdi Xasan Cawaale qeybiid .

Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamatay Hadal uu dhawaan jeediyay Qeybiid oo uu kaga hadlaaya arinta Duqeynta diyaaradaha Mareykanka ee Puntland ay kusoo hogaamisay Ciidanka Daraawiishta Galmudug.

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Cabdulaahi Farawayne oo la hadlay Warbaahinta ayaa Sheegay in Dagaal xiligaan ka dhaca magaalada gaalkacyo  uu masuuliyadiisa qaadanayo General Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid.

”hadalkii kasoo yeeray Qeybdiid wuxuu ahaa mid colaad lagu abuurayo, waxaana ogaysiinaynaa Beesha caalamka in wixii ka dhaca gaalkacyo uu isagu masuul ka yahay”Ayuu Yiri Cumar Farawayne.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka