Animation

Xaq-Darrada iyo Qabyaaladda Cumar Cabdirashiid Sharmarke +Cadeyn

no responses
Monday August 31, 2015 - 3:41 under Kaydka Wararka Xulka ah by admin
mqdefault

Cumar Cabdirashiid Sharmarke miyuu u qalmaa xilka RW Soomaaliya? Horay buu xilka RW u qabtay dalka waxa ka raacay iyo ceebta isku casilayna waa la wada xusuus an yahay. Taariikhdaas madow wuxuu ku darsaday in si qarsoodi ah, habka dowladnimda ka baxsan, ina adeerkiis ku beddelo U-Qaybsana Ganaacsiga u magacaaban Wasaaradda Ganaacsiga DFS ee dalka Kenya.

Haddaba, Mne. Xasan Maxamed Saciid Samantar “Gacaliye”, oo ah U-Qaybsamaha magacaaban, wuxuu ka soo jeeda Beesha Sade, Jifada Wagardhac, wuxuu caan ka ahaa deegaanada Galmudug oo door fir-fircoon ka soo qabtay waagii KMG lagu joray, waxaana dhalay siyaasigii Soomaaliyeed Gacaliye.

Wuxuu Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo Majeerteenba ula dagaalamayaan, saddax biloodna Xamar lagu maaweelinayay, waa howshii uu Galmudug u qabtay iyo loolankii siyaasadeed ee Gacaliye ku jiray.

Xaq-darradan iyo qabyaaladda Cumar Cabdirashiid Sharmarke waa mid saamayso Soomaali oo idil, middani waa tii ugu dambeysay ee ha la cambareeyo.

Halkan kala dag Warqadda Cadeynta