Somali News

Xage Maraya Dhismaha Garoonka Boosaaso ee Caalamiga ah (Sawiro)

Shabakada Caalamiga ah ee Kismaayo24.com Waxay maanta Booqotay Garoonka Caalamiga ah ee Boosaaso,Halkaas oo si weyn loo qurxiyeey.

Waxaa shacabka somaliyeed Gaar ahaan Reer Puntland ay sugayaan Furitaanka Garoonka Caalamig ah ee Boosaaso oo Furitaankiisa ay ka qayb galayaan Madax kala duwan.

Hadabba k24 oo idin soo Gudbinaya Marxalada kala duwan ee dhulka Puntlland ayaa idin haya sawiraddan ad Hoos kadaawan doontaan.

Waxaa Qaaday Sawiraddan Wariye C/naasir Daacad Ducaysane10

1

2

3

4

5

6

7

8

9

Related posts

Daawo: Madaxweyne Axmad Madoobe iyo Shaqaalaha Taleefeshinka Jubbaland oo Arin Muhiim ah Isku afgartay ( Maxay tahay? )

admin

Sawirro: Ra’isul Wasaare Kheyre oo si Kadib ah u Kormeeray Seddex Wasaaraddood

admin

Balamanka dalka oo maanta go'aan rasmi ah ka qaadanaya muranka la xiriira Baarlaamanka Jubba.

admin