Somali News

Werar lagu dilay askari Itoobiyaan ah oo ka dhacay gobolka.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxyo saacadihii la soo dhaafay kolonyo ka tirsan ciidamada Itoobiya lagula eegtay qeybo ka mid ah gobolka Baay ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Qaraxyada oo labo ahaa ayaa la sheegay in ciidamadaani lagula eegtay waddada dheer ee xiriirisa degmooyinka Buurhakaba iyo Baydhabo.

Al-Shabaab oo sheegatay weeraradan ayaa baahisay in qarax koowaad ay ku dishay ilaa afar askari oo Itoobiyaan ahaa, sida ay hadalka u dhigtay.

Warka ka soo baxay Al-Shabaab ayaa sidoo kale lagu sheegay in qaraxa labaad uu ka dhacay deegaanka Mooda Moode, inkastoo aysan shaacin khasaaraha ka dhashay.

Related posts

SOMALIA AND INTERNATIONAL COMMUNITY PREPARE GROUND FOR A HIGH-LEVEL PARTNERSHIP AGREEMENT

Tifaftiraha K24

Daawo: Qaraxyo is xigxigay oo aad u badan ayaa waxay ka dheceen suuq ku yaalla duleedka…..

Tifaftiraha K24

Xukuumada Somaliya oo Shaacisey in aysan dooneyn Sara ukaca Khilaafka kala dhaxeeya Dalka.

admin