Weerar Bambaano ah oo lagu qaaday hooyga Taliyihii hore ee howlgalinta Nabad sugidda G.Banaadir

0

Dableey hubeysan ayaa caawa salaaddii maqrib kadib Bambo gacmeed ku weeraray hooyga tqliyihii hore ee howlgalinta ciidanka NISA sidoo kalana mar soo noqday guddoomiyihii hore ew dagmada Howl-wadaag Maxamed Abuukar Jacfar.

Guriga bambo gacmeedka lagu weeraray ayaa waxa uu ku yaala agagaarka iskuulka Dhagaxtuur ee degmada Hodan.

Seddex kamid ah ilaallada hooyga jacfar ayaa dhaawac uu soo gaaray waxaana wararka qaar sheegayan in jacfar uu hooygiisa ka maqanyahay.

Jacfar xiliga hooygiisa la weeraraayay waxaa la sheegay in uu ka maqnaay .