Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Waxbadan ka ogoow qorshaha Guddoomiye Jawaari u tagay Baydhabo iyo Wafdiga dowlad goboleed-yada ee…+Sawirro

Maxamed Sheikh Jawaari Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi ballaaran oo uu hpoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey

Waxaa ku wehliya safarkiisa guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mahad cabdalla Cawad iyo xildhibaano katirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa ku soo dhaweeyey garoonka Diyaaradaha magaaladaasi mas’uuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed oo uu ugu horeeyo guddoomiyhaha Baarlamaanka maamulkaasi iyo qeybaha bulshada.

Guddoomiye Jawaari ayaa lagu wadaa inuu magaalada Baydhabo ka furo shir u dhaxeeya Guddoonka Golaha Shacabka iyo Guddoomiyeyaasha Dowladd Goboleedyada dalka.

Related posts

Daawo: Ra’iisul Wasaare ku xigeen Abuukaate Mahdi Maxamed oo si rasmi ah xilka ugala wareegay maxamad cumar carte

Tifaftiraha K24

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Eng Yariisow oo Rasmi ah ula wareegay Xilkiisa

Sakariye Sakariye

Dhagayso:- Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Gal-Mudug oo Arimo Xasaasi ah ka hadlay

Tifaftiraha K24