Animation

Waxaa maanta sidiirran Cadaado loogu soo dhaweeyay musharax xildhibaan Federaal Sacdiyo Maxamed Cilmi+Sawiro

no responses
Friday September 30, 2016 - 12:51 under Somali News by admin
mqdefault

Waxaa maanta magalaalada Cadaado sidiirran loogu soo dhaweyay musharax xildhibaan heer federaal soomaliya Sacdiyo Maxamed Cilmi oo dooneysa in ay kamid noqoto xildhibaanada federaalka ee deeganada gobolada dhexe somaliya kumatali doonta baarlamaanka soomaliya mudadda afarta sano ah ee soosocta .

musharaxa xildhibaan sacdiyo maxamed cilmi ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyay mudanayaal katirsan baarlmaanka dowlada galmudug  iyo qeebaha kala duwan ee bulshada iya doona taageeraysha musharaxa sacdiyo maxamed cilmi ay soo buuxdhaafiyeen garoonka diyaradaha cadaado ayan koona ku labisnaa boorar ay ku sawirneed sacdiyo maxamed cilmi soo dhaweynteeda ayaa waxaa lagu soo bandhigay heeso iyo gabayo ka turjumaya tageerada xildhibanada.

Sacdiyo maxamed cilmi oo ah musharax xildhibaan  ayaa warfidiyeenada u sheegtay in ay dooneyso in ay isbadal muuqda keeni doonta hadii loo doorto xilka xildhibaanimo aqalka hoose ee dalka ayna sababa badan ku keentay in ay xilkaan u istaagto , oo ay kow katahay in ladardargaliyo siyaasada guud ee dalka iyo deeganada gobolada dhexe ee soomaliya .

waxaana maalmihii la soo dhaafay cadaado ku soo aruurayay musharixiin farabadan waxana musharixiintaas qeyb ka ah gabdho .

14446230_10205993634798759_2965376220585637505_n 14446233_10205993636518802_5864439248621095390_n 14449850_10205993640238895_3850327439412303303_n 14457307_10205993640918912_8010180584098378072_n 14462842_10205993635678781_692868942691159583_n 14484844_10205993639158868_3730816689743319483_n 14485000_10205993623398474_3392025050637100348_n 14492515_10205993636918812_4968882148958209384_n-1 14492515_10205993636918812_4968882148958209384_n 14492561_10205993637918837_907322429709517192_n-1 14492561_10205993637918837_907322429709517192_n 14495508_10205993638518852_1669373547690701826_n 14502885_10205993641998939_4361462397183824339_n 14517421_10205993636118792_9211921461132393470_n 14519896_10205993635358773_3215248521476842318_n