Animation

waxaa la soo sheegayaa in hotelka uu daganaa waziirkii gaashaandhiga…..

no responses
Wednesday January 25, 2017 - 7:47 under Breaking News by Kaafi
mqdefault

waxaa la soo sheegayaa in hotelka uu daganaa waziirkii gaashaandhiga
waziirkii hore ee wazaarada gaashaandhiga ayaa cabdi xakiin xaaji maxamuud fiqi ayaa lagu waramayaa in uu dagaanaa hotelka daxay ee saaka la weeraray.
lamana oga ilaa hada xaaladiisa iyo halka uu ku suganyahay waxaana la sheegayaa in hotelka laga saaray dad caan ah uuna ku jiro milkiilihii hotelka.
waxaa kaloo la cadeeyay in ay ku dhinteen oday dhaqmeeyo gaaraya labo.
wixii soo kordha la soco