Maqaalo Somali News

BAAFIN: Nimco Ahmed Shariff oo baafineysa qaar ka mid ah ehelkeeda.

Nimco Ahmed Shariff oo ku nool dalka Holland ayaa waxaa ay baafineysaa qaar ka mid ah ehelkeeda oo ay muddo la’dahay. Kuwaasi oo kala ah :

 

  1. Zayrug Nur Ali oo ah hooyadeed
  2. Fatima Nur Ali oo ah habaryarteed

Waxaa sidoo kale ay baafineysaa walaalaheeda kala ah :

  1. Ibrahim Ahmed Shariff
  2. Nurta Ahmed Shariff
  3. Mohamed Ahmed Shariff
  4. Amina Ahmed Shariff
  5. Abdirahman Ahmed Shariff
  6. Abdirizag Ahmed Shariff
  7. Abdifatah Ahmed Shariff

Waxaa ay dadka Soomaaliyeed ka codsaneysaa inay cidii warkeeda heyso kusoo hagaajiyaan ama ay gaarsiiyaan farriinteeda ah inay baafineyso.

 

Related posts

Wasaarada Gaashandhiga Somalia oo ku dhaqaaqday arin la so dhaweyay..

admin

DEG DEG: Madaxweynayaasha Turkiga iyo soomaliya oo Goordhaw Xariga ka jaray Safaaradda Cusub ee Turkiga uu ka dhistay Soomaliya

Tifaftiraha K24

TOP NEWS : Dhageyso: Howlgalo farmaajeysan oo ka bilowday deegaano ka tirsan gobolka…..

Tifaftiraha K24

Leave a Comment