Wasiirka Arrimaha Gudaha Jubbaland Oo Kismaayo Loogu Geystay Jir dil Ahmed Madoobe Oo Amray…

0

Xarig iyo Jirdil kismaayo Loogu Geystey,Wasiirka Arimaha Gudaha Jubaland Darwiish:

Ka Dib Markii Darwiish iyo Axmed madoobe isku maandhaafen Lacagtii Imaaradka

Wasiirka ayaa Axmed madoobe ka Cod Sadey In Uu Siiyo Lacag Uu Ubalan Qaadey Markey Joogeen Itoopya.

 

Wasiirka ayaa ahaa xubnihii ugu dhawaa ee uu abid Ku Dhaaran jiray Laakiin Xaalada hada muuqata ayaa ah mid keeni karta in ay kala dheeraadaan Wasiir Darwiish iyo Ahmed Madoobe .

Ahmed Madoobe ayaa inta badan waxaa lagu eedeeyaa in uu yahay kaligi talis raba in awaamiirta maamulka laga qaato asaga oo kaliya.