Somali News

Wasiirka Arimaha dibada dalka kenya oo kahadashay madaxdii somaliyeed ee laga celiyey Kenya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma ayaa si oo jeesjees ku jiro uga jawaabtay su’aal ku saabsaneyd mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia oo laga celiyey Kenya, kadib markii loo diiday Visa-ha Kenya oo markii hore garoonka lagu siin jiray.

Iyadoo ka hadleysay shir jaraa’id ayey sheegtay Monica Juma in arrintaasi wax lala yaabo ay tahay, iyaduna la yaabtay markii ay maqashay in fiiso la’aan la safrayo.

“Dhammaanteen waxaan safarnaa anagoo fiiso wadana, sidaas darteed haddii aad fiiso la’aan safreyso aad ayey u dhib badan tahay inaad gasho dalka aad u socoto, ma hayo faahfaahin laakiin aad ayaan aniga ula yaabay..” ayey tiri Wasiirka Arrimaha dibadda Kenya Monica Jumca oo ka hadleysay magaalada Nairobi.

Related posts

XOG: Goormaa ayuu si Rasmi ah u Furmaya Wejiga Labaad ee Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Sh.dhexe

admin

HOT NEWS: S/land oo Waji Gabax kala kulantay Qorshe Somalia halis una bandhigtay Masa, iyadoona………………..

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Muxuu kusoo Dhamaaday Kulan Albaabada ay u xiranyihiin oo Galkacyo ku dhexmaray Madaxweyne Guulled iyo Odayaasha Dhaqanka Gobolka Mudug????+Sawirro

Tifaftiraha K24